Qeexid

"Wax habac ku dhacay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habacsan oo kali ah:
  • "Raashinka oo dhan ayaa qiimahiisu sare u kacay, iyadoo ganacsiga laga dareemayo habacsanaan weyn..
  • Habacsanaanta maamulku waxay sababtay in Puntland ay gacanteeda ka baxaan goboloda qaarkood, halka kuwa kalena ay kaga dhawaaqeen maamul u gaara, Punlandna waxay cagta saartay wadadii burburka.