Qeexid

"Daal iyo kala daadsanaan wax ku yimaad."

Qeexid Kale

Biyo ceel ama weel ku raagey.

Qeexid Xigta

Dhereg.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habac oo kali ah:
  • Muqdisho: Gudoomiye Maxamed Dheere oo dhaliil ku aadan habacsanaan dhinaca sugida ammaanka u jeediyay Ciidamada Booliska.
  • C/qaasim Shacabka Somalida ayuu ugu baaqay inay iskaashadaan ayna ka hortagaan falalka lagu dilayo dadka waxtarka u leh bulshada, isagoo sheegay in habacsanaantooda ay sababtay in siyaabo kala duwan loo laayo.