Qeexid

"Ciid budo ah oo dabayshu kiciso."

Qeexid Xigta

H. ah: jimic (xoolo).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaas oo kali ah:
  • Markaa kadib, waxay qoorsadeen waddada Habaas-weyn.
  • Waxaad heli lahayd mid ku kool-kooliya oo habaaska kaa ilaaliya, waxaanan haddeer iyo hadhowba ku leeyahay waad heli xaqaaqa, xuquuqdaada iyo xurmadaadaba.