Qeexid

"Qof marinka toosan ka weecin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga habaabi oo kali ah:
  • Sheekh Maxamed Cusmaan Caruus ayaa wuxuu ku tilmaamay warkaasi mid aan sinaba suurta gal u aheyn, balse uu yahay mid la doonayo in lagu marin habaabiyo bulshada.
  • Waxa caadi noqotay meelaha xukun maroorsigu ka jiro in cidkasta oo ka hortimaada nidaamka jira lagu tilmaamo qaran dumis iyadoo ujeedadu tahay marin habaabin.