Qeexid

"Sida wax loo qabto ama loo sameeyo."

Qeexid Kale

ld habid.

Qeexid Xigta

Caano ama biyo aan badnayn oo loogu talaggalay in carruurta la siiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hab oo kali ah:
  • Internet wuxuu ka kooban yahey Shabakadda Kumbuyuutarrada (Ingriis: Computer Network).
  • Habkii iyo dariiqii aqoonsiguna waxay la socdaan siyasadaha addunka ee isbedbaddalaaya.