Qeexid

Col weyn oo hubaysan.

Qeexid Kale

ld haajirid.

Qeexid Xigta

Libaax badeed weyn oo dadka cuna.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haayir oo kali ah:
  • Weger; Adeer, horta wadaadkii Samaale waan ku ogaa karti uu dakhliga dalka kor ugu qaadee, laakiinse sawkan aan xafiiskiiba fadhiisanayn saacado isku xiga ee markuu kursiga salka saaro uun loo khaakhaayirayo!
  • Ka dib markuu qayilay dabadeedna ay wax u khaakhaayireen, intii shaxaadaysay, horsocda isagii oo inooga warama waa kan waxaanu ku bilaabay sidan.