Qeexid

"eeg haawi. ld haawis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haawin oo kali ah:
  • Dagaalladan iyo duqeymahan ayaa waxay billowdeen markii ciidamada taabacsan DFKMG ah iyo kuwa Raaskambooni oo isku dhinac ah ay weerareen deegaanka Haawinaa oo ay gacanta ku haysay Al-shabaab.
  • Dhanka kale afhayeenka kooxda Raaskambooni C/naasir Seeraar ayaa beeniyay in lagu gubay dagaalkii deegaanka Haawinaa ee goboalk Jubbada hoose gaadiid ay leeyihiin ciidamada Kenya, balse wuxuu sheegay inay jiraan khasaare nafeed oo ka dhashay dagaalka.