Qeexid
Muuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi.
Muuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Qeexid Xigta: Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Qeexid Kale: Taag, buur gaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xanuun awgiis la taahid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud.
Qeexid Xigta: ld qaash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Kuul baro yaryar leh oo haweenku ku xarragoodaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar nimadii ka baxday loogu saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Hu' si gaar ah loo tolay oo leh kulleeti, gacmo, guluusyo la iskula xiro oo dadku qaarka sare ka qaato; shaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Hawl isu diyaarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si bahardaad ah oo geelu u fariisto.
Qeexid Xigta: ld hawaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhibaato cid Eebbe looga baryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof haar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo.
Qeexid Xigta: Wax saadaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-saaway,-saawday;-saawi) La h.: haasaawe samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Timo dhaadheer oo ka baxa qoorta libaaxa lab iwm.
Qeexid Xigta: Masar
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld haasaawid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nabarrada ay cadhada iwm ay oogada ku reebaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]