Qeexid
Wax la filayo in ay ka dhashaan hawl soconeysa.
Wax la filayo in ay ka dhashaan hawl soconeysa.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Sheeko maaweelo leh oo laba qof ama ka badan dhex marta.
Qeexid Xigta: Sheeko nin iyo naag isku xodxodanaya dhax marta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld haasaawee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld haasow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -weeyay, -waysay
Qeexid: Cid sheeko maaweelo leh u sheegid.
Qeexid Xigta: Nin iyo naag sheeko xodxodasho leh isweydaarsasho. ld haasaawi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld haasaaweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg haasaawee. ld haasaawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hase ahaatee xi. ld hayeeshee.
m.l
Qeexid: Sigaar la cabbay inta ugu dambaysa; gumud.
Qeexid Xigta: ld qaash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld haasaawid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-saaway,-saawday;-saawi) La h.: haasaawe samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-sayaal, m.l/dh) Qaab qurxoon oo wax loo yeelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dab korka dambas ka saaran-yahay hoosna ka nool. ld halas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: haa qr. ld haah.
m.l
Qeexid: Muuqaal qurux iyo xarrago leh; shoob, mardaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dumarka xadrada saarka Booranaha ugu sarreeya ama heerka labaad kaga jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hinaas.
Qeexid Xigta: Qof masayr badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Wax xab-bad ku ridid. ld risaasee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Firo, biddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: Ciid bidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Fudfudayd xagga dabeecadda ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]