Qeexid
Meel leh xammuuradda maryaha la gasho.
Meel leh xammuuradda maryaha la gasho.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: ld cirgaduud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Midab dhiigga u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Ka aa.: ciddakano ay gashay ka gudid.
Qeexid Xigta: U aa.: cid qoflaga dilay, ciddii dishay qof ka mid ah dilid.ld aargudo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Qeexid Xigta: Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Qeexid Kale: Taag, buur gaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xanuun awgiis la taahid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midab, midab guduud ahi meela dhowra kaga jiro.
Qeexid Xigta: Waabberi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Midab lo'aad ah, bey guduud ku dhafanyahay. ld beycas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nabarrada ay cadhada iwm ay oogada ku reebaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof haar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg haaree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Qeexid Xigta: Cid ceebeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo.
Qeexid Xigta: Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld haa-raan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]