Qeexid

"Qof haar u yeelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haaree oo kali ah:
  • Waxaa loogu duceeyey marxuumka in illahay jannadii fardowsa ugu bishaareeyo,ehelkii iyo qaraabdii uu ka tegayna uu illahay samir iyo iimaan ka siiyo.
  • Dabadeed baa Eebbe u soo direy nebi Saalax inuu ugu bishaareeyo jano hadday rumeeyaan, ugana digo naar hadday rumeyn waayaan, hase ahaatee wey beeniyeen.