Qeexid

"eeg haami."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haamin oo kali ah:
  • Eritriya waxaa hoggaanka u haya madaxweyne midka Itoobiya aan waxba dhaamin oo cadaadin ku ahaya muslimiitna Eritriya.
  • Waa tacab-khasaar in waaliddiintuna sida ay xammaalayaan ku god-galaan, ubadkeennii mustaqbalka iyo hawl-gab inoo ahaana ay badankoodu derbi-jiif iyo waxaan dhaamin ku dambeeyaan.