Qeexid
ld haaka.
ld haaka.
Erey / word
e.d
Qeexid: ld haaka.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Mahadnaq; baga! ld haakaalle, haakah, hakah.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: haah qr. Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey.
e.d
Qeexid: ld haaka.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Eray lagu dhawaaqo marka wax la kahdo ama xanuun la dareemo.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhadhan ama ur kulul oo dhirta qaarkeed yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: haa qr. ld haah.
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xanuun awgiis la taahid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Firo, biddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -way, -wday
Qeexid: Ciid bidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ka h.: Wax aad uga dhergid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Isxilsaar; aabayeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Galowda, rubadda.
Qeexid Xigta: Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Qeexid Xigta: Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Raadka nabar ama dhaawac bogsooday ku reebo oogada.
Qeexid Xigta: Meel bannaan oo aan dhir lahayn.
Qeexid Kale: Taag, buur gaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Buunshe.
Qeexid Xigta: H. ah: qof fudfudud.
Qeexid Kale: Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-dad, m.l) Baylah, goldaloolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (haad, m.dh) Nafleyda inta duusha oo baalka leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax baalal leh dhul kor uga kicid.
Qeexid Xigta: Ka h.: naf, qof ka bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]