Qeexid

"Qof dal durugsan aadaya."

Qeexid Xigta

ld haajirid. ld haayir1 (3).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haajir oo kali ah:
  • Waxaa la gaadhay ayuu yidhi oon awgii ay muhaajiriintu kaadidooda ay baco ku shubtaan si ay noloshooda ugu badbaadiyaan.
  • Laakiin waxa uu taa kala kulmay dhibaato iy cadaadis fara-badan, taas oo markii dambe gayaysiisay inuu u haajiro magaalada Madiina, isaga oo ka tegay Maka oo ahayd halkii uu ku dhashay.