Qeexid

"Ka h.: Wax aad uga dhergid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haag oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Degmada Dharkeenleey oo shaagay inay Ciidamada Dowladu gacanta ku dhigeen dhamaanba Degmadaasi iyo khasaaraha dagaalaada Maanta ee Muqdisho oo sii kordhaya.
  • Tan saddexaad qofku wuxuu istimaali karaa dhar 100% ka samaysan cudbi iyo waxyaalo kale oo dhir ahaan u baxa, halka uu ka isticmaali lahaa dhar laga sameeyay waxyaabo aan dabiici ahayn (Artificial), oo hadhaagoodu uu waxyeelo u keeno degaanka.