Qeexid

"Erey dareen tilmaama, taah naag murugaysan la qayliso. ld hoohey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haadey oo kali ah:
  • Waxaan aad u xiiseyn jirey walina u xiiseeyaa indheer-garadnimada qotada dheer ee uu Rabbi ku manaystey abwaanka iyo halgankii aan kala go'a laheyn ee uu ku la soo jihaadey xukuumadii faqashta ee uu kaligii taliyihii Afweyne uu hogaminayey.
  • Maxaa ummada Soomaaliyeed laga filan karaa, haddii wadaaddadii loo dhiibay xukunkii, oo weliba madaxdoodii la doortay ay maanta leeyihiin waa gaalo oo waa ku jahaadeynaa?