Qeexid

"(-dad, m.l) Baylah, goldaloolo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haad oo kali ah:
  • Waxa koox koox loogu yeedhay cotabyadii halganka oo mid walba la siiyey shahaado sharaf.
  • Si hufan ayuu u gutay hawshiisii, si haadsanna wuxuu jeebkiisa ugu hakiyay shilimadii.