Qeexid

"ha qr. 1. (nax.) Qurub ka hormara falka wax lagu farayo cid kale. Tus. “Wiilasha buugta ha akhriyeen”. 2. Qurub ka hormara falka wax lagu reebayo (fal amar diidmo). Tus. “Ha keenin!”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ha oo kali ah:
  • Madaafiic ayaa qarkood waxay geysteen dhaawacyo kala duwan, waxaana inta badan ay ku dhaceen xarumaha ciidamada Itoobiya iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Muqdisho iyo xaafado ka tirsan caasimadda.
  • Iyada oo laga duulayo dhacdadii Munich ee Olympiga, oo laba sannadood ka hor ay argagixiso qudha kaga jartay xubno ka tirsan ciyaaraha fudud ee kala duwan ee waddanka Isra’el, ayaa si weyn loo adkeeyay nabadgelyada koobka adduunka.