Qeexid

Cune; doobbo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guuxo oo kali ah:
  • Aniga oo an la iiga baran in aan gabay tiriyo, ayaan hadana is haysan kari waayey oo in aan guuxo amba doobiyo, oo an xunbada qubo sidii awr doob baranaaya, ayaan wax soo daadshey ee bal ila eega.