Qeexid

"Cod weyn oo cunaha awr, goray iwm ka soo baxa."

Qeexid Kale

Cudur geela cunaha ka barariya. 4. ld guuxid.

Qeexid Xigta

Codka matoorrada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guux oo kali ah:
  • Waa yaabka yaabkiiye, aqoondarradaasi wuxu markhaati uga dhigtay oo uu u guuxay aragtida uu miisaanka maansada ka qabo ninka la yidhaa A.M.Yuusuf oo ku magac dheer ‘Waayeel’.
  • Gurxanka iyo guuxa gudaha maankayga ka baxaya ayaan isku maleeyay aar gantaal lala helay oo gumucu naafeeyay.