Qeexid

"Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan."

Qeexid Xigta

Dad badan oo wadajira.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guuto oo kali ah:
  • guuto oo oo efentari tiknikadiisii wata ah.
  • Markuu tixgeliyey: Sugida Amniga iyo baahida Madax waayo aragnimo sare u leh hawlaha Nabadgelyada. 1-Waxaa S/Guuto Gaani Maxamed Xaaji Cabdi loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland.