Qeexid

"Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool."

Qeexid Xigta

G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guurto oo kali ah:
  • Maamulka Puntland oo dhexdhexaadin ka galey is-maandhaafkaan dhuleed ee u dhexeeya labada beelood ayaa beesha Cali-Saleebaan ku xirtey inay halkaas ka guurto in marka hore la keeno nin beesha kale ka dhashay oo horey dil u gaystey.
  • Xildhibaan Xaabsade ayaa isagu aaminsanaa in dawladdu ay Xamar toos ugu guurto.