Qeexid

"(-iyo, m.l) Guddi; ikhyaar; duqow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guurti oo kali ah:
  • Beddelka Cali Xuunsho Yaan Lagu Degdegin Laba maalmood oo aan kala fogeyn ayaan midna ka xumaaday midna ku farxay waxyaabihii uu ku kacay mudanihii iga metelayey golaha Guurtida Somaliland.
  • Shaki kuma jiro sidii aan horeba u sheegay in aan saluugsanahay muddo kordhinta dheer ee ay Golaha Guurtidu u sameeyeen labadan aqal (Guurtida iyo Wakiilada).