Qeexid

"ld guursasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guursi oo kali ah:
  • Najiib Berbera wuxuu rumaystay inay tahay meel u san arrimahiisa, sidii uu uga dhacay kulankii isaga iyo Mooge Asraar ee suurtogaliyay in uu ku guulaysto guursiga Luul.
  • Docda kale,Dikriyow, isagu waa uu iska soo laab-laabay guursi qof 2-aad iyo khudba-sireedsi,horuuna uga soo daalay,laakin Xaaskiisa "Deggan" ayaa xoogaa dhibsatay habartan uu galab kastaa ag-fadhiyo.