Qeexid

"ld guursasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guursad oo kali ah:
  • December 24-keedii, 1999, wuxuu guursaday haweenay dharka xayaysiisa oo reer Brazil ah, laguna magacaabo Milene Domingues, waxaana xaflad aad u weyn loogu qabtay Rio de Janeiro.
  • Kadib wuxuu fadhiistay qolkii fadhiga, halkaas oo uu ugu sheegay hooyadii arrin ay marka horeba dareensanayd, oo ah inuu Najiib doonayo inuu guursado Luul, reerkoodana weydiisto.