Qeexid

"Qayb ka mid ah maansada oo gabayga la miisaan ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guurow oo kali ah:
  • Waxa aan rajeynayaa haddii uu jirto ruwaayad, maanso, guurow ku saabsan xushmadda in ummadda lagu dhex baahiyo ama tilmaamayo shaqsi ku sifoobay xushmo, fadlan soo qor aan ka faa'ideysto.
  • Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello.