Qeexid

"(f.g) Aroos gelbin."

Qeexid Kale

(f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.

Qeexid Xigta

(f.g) Qoraal meel kala ku naqilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guuri oo kali ah:
  • Xadiiska oo uu soo saaray ibnu Maajah, micnihiisu waxa weeye dadnimo wanaagga waa la’iska dhaxlaaye, hubiya qofka aad guursaneysaan amaba u guurineysaan inuu qoys wanaagsan ka dhashay.
  • Tubeec waxaa uu ku guuriyoooday dalka Germal ka 11-03-2014, halkaas oo uu in mudo ahba dhakhtar kaga jiray.