Qeexid

"eeg guuree. ld guurays, guureggelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guurayn oo kali ah:
  • Col-u-joog iyo reerkoodu waxay ka mid ahaayeen dadka reer-magaalka ah ee aanu socodka iyo guurayntu aanay u bilownayn.
  • Cambaareeye kuwii sama wadaan cidi ku guurayne.