Qeexid

"Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo."

Qeexid Xigta

Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guur oo kali ah:
  • Ciidamadan Itoobiya ee xarunta ka dhigtay Guri-Ceel ayaa waxaa ay ka soo guureen magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoo ay magaalada Guri-Ceel ay ku tuhmayaan xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab oo dhaq dhaqaaq maalmahan ka waday.
  • J: Arrintaasi adeer ma jirto, Guurtida iyada ayaa is-xilqaantay maalintii falku dhacay ay labadii beelood kala joojiyeen, sidaas ayay ku abuurantaye mid Maamulku sameeyay may ahayn.