Qeexid

"/dh.kh Qof fil weyn oo aan da'du ka muuqan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guun oo kali ah:
  • Oday Mugaawe oo rag aynigii cabiray sheegeen inuu ina Cigaalna ka guunsan yahay, ayaa weriyeyaashii BBC-da ka eryaday dalkaas, balse Maqalloocshe iyo Raadiyo Asli warka ka dhergiyay.
  • Haddaba qolada indhahoodu hunguriga yahay umaba haysato in cidiba wax fahmayso iyaga mooyaane doorashadiina iyaguunbaa garoonka yimid.