Qeexid

"Nin da' weyn oo aan weli guursan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guumeys oo kali ah:
  • Uuseey inta naxay buu sare u booday, oo kab dacas ah inta iska siibayuu la beegsaday guumeyskii fadhiyay dariishada isagoo leh, “Yaahuu iyo shaqfur!
  • Mabnuucidda takooridda iyo xaq u lahaanshaha in dacwooyinka lagu qaado maxakamad caddaalad ah waa waxyaabo horistaagaya inaan dadka guumeysi lagu samayn oo aan sidii la doono laga yeeli karin.