Qeexid

"(-dayaal, m.l) Mid ka mid ah ciidamada maleesiyada ummadda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guulwade oo kali ah:
  • Xiligaas Xukuumadda Milaterigu waxay ku dhawaaqday in ragga iyo haweenku simanyihiin, waxayna abuurtay xoogag cusub oon horay loo aqoon Sida, "Guulwade." 1977-1978 waxaa socday dagaalkii gobolka waqooyi galbeed ee dhexmaray Soomaalida iyo Ethiopianka.
  • Saa darteed kaadiriintu waxay hindiseen in la abuuro wax la yiraahdo: Marx Guulwade Inta xusuusata ama nasiibka u lahayd iney joogeen wakhtigaa, way garan karaan waxa ay guulwadaashu u taagnayeen ama matalayeen.