Qeexid

Ilaah; Eebbe.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guulle oo kali ah:
  • Galoof ololka niman baa yaqaan, gooddi iyo faane Adigoon ardaa guurinayn, gobocna sheegaaya Gooldhalinta waataad taqiin, Guulle mahaddiise!
  • Cabdilaahi Diiriye Guulleed (Caraale) in ay ku kulmaan London, loona qabto dood si loo ogaado xaqiiqada cidda daahfurtay miisaanka maansada Soomaaliyeed.