Qeexid

"Xoolo aroor ama wabax ah meel aan xeradeeda ahayn habeyn ku hoyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guuli oo kali ah:
  • Ururada libaysta iyo kuwa guuli dhinacooda raacin ma iskaga raali noqon doonaan go’aanka ka soo baxa waxay weydiimahaasi aad uga badan yihiin dadweynaha reer Somaliland ee iyagu ah kuwa loo tartamayo codkooda,.
  • Cida danaynaysa in ay ka ogaato ururka sida ugu dhibta yari waa in ay raad raacdo guulihii ururku soo hooyay iyo goobihii uu ka soo hooyay.