Qeexid

"ld guudmarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guudmar oo kali ah:
  • Is-baris wajiyada isku cusub kadib, waxaa la is dhaafsaday kaftan guudmar iyo is-gun xaadhasho ah, laakiin madaama arrinta loo ballansanaa waxaa bilaabay ujeedadii socodkooda Caydiid oo gudbiyay codsiga in la siiyo Luul Goohe, Najiib Cali.
  • Siciid Jaamaca Xuseen (SJX): Bal waxa aad iyana guudmar noogu samaysaa halabuurka maskaxeed ee Cismaan, qoraaladiisa kala duwan.