Qeexid

"Hadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld guubaabin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guubaabo oo kali ah:
  • Axmed oo Munaasabada ka hadlay ayaa Ciidamada la dalacsiiyay u jeediyay hadalo Guubaabo u badan..
  • Shirka oo ka dhacay Hotel ku yaala Nairobi ayaa waxaa heeso guubaabo ah ka qaadayay fanaaniin Somali ah, kuwaasoo kaga dalbaday xildhibaadii ku sugnaa madasha inay iska daayaan khilaafka oo ay dalkooda iyo dadkooda u adeegaan.