Qeexid

"eeg guubaabi. ld guu-baabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guubaabin oo kali ah:
  • Mudane Cigaal, markii uu arrinta Mucaaridkiisa iyo ka hortagga qorshayaashooda ku guubaabinayay Ciidanka, waxa uu sheegay in aanay dalka waxba yeeli karin, laakiin ay iyagu is-ceebeeyaan.
  • Nin Xaaji Xuseen la oran jiray oo ay Cismaan saaxiibbo ahaayeen, Hobyana wada joogeen baa dhowr jeer mariyay gabayo aan kaftanna ka marnayn, isagoo Oday Cismaan ku guubaabinaya in uu baadiye u guuro.