Qeexid
Bartamaha guga.
Qeexid Xigta
Bar-waaqo. ld gu'soore.
Bartamaha guga.
Bar-waaqo. ld gu'soore.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo.
Qeexid Xigta: Ninka ciyaaraha kubbadda dhexdhexaadiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qofka sooryada bixinaya.
Qeexid Xigta: Qaybiye; kalabbare.
Qeexid Kale: Sinji noolaha ka mid ah kaasi oo dushiisa ama gudihiisa uu ku noolyahay dulin, marka uu qaangaadhana dhaawac uu geysta ama dila.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-sas, m.) Xubinta taranka ee ragga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qarsin.
Qeexid Xigta: Fandhaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]