Qeexid

Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon (libaax, ey, iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurxan oo kali ah:
  • W/Q Axmed Maxamed ( Axmed-Assad) Bulxan iyo Gurxan waa laba nin oo walaalo ah oo isku aabe iyo hooyo dhalleen.
  • Isna madaxa ayuu ruxay isagoo gartay in laga dhawrayo bal in uu mashaqada Gurxan la soo degtay (6) uu wax ka qaban karo.