Qeexid

"(-cmay, -cantay; -cmi) Wax la gurracay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurracan oo kali ah:
  • Si aan haddaba wax uga iftiimino xaaladdaha gurracan, maamul xumada iyo guud ahaanba duruufaha qallafsan ee haatan ka aloosan Puntland, bal aan marka hore dib u yara milicsano taariikhda maamul goboleedkan.
  • Laakiin iyada Soomaaliya si gaara ayaa loogu hayaa isha, iyadoo ay ka jiraan dhibaato siyaasadeed oo gurracan, mana lahayn Soomaaliya safiir Maraykan u fadhiya muddo ka badan toban sannadood iyo badh.