Qeexid

"(-dyo, m.dh) Wadda yar; wadiiqo; diqdiq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurood oo kali ah:
  • Dadka xungurooda waalay sida kooxda Mbegathi, iyo kuwa raacsan, baa muslimiina talogalay inay halaaqmaan, laakin way dhici weyday, ee rag rag ah ayaa Allah us oo bixiyey, ileyn diinta Islaamka Allah leh gaal and dabadhilif toona waxba ma yeelayaan.
  • Kheyriyaddana waan ka sheegay oo aniga qudhaydaa u hungurooday, in waxaan dadku ka damqan aan saaro, hase yeeshee weli go’aan gaadhay ma jiro.”