Qeexid
Cid gargaar degdeg ah u fidin.
[-maday, -matay]
f.mg3Cid gargaar degdeg ah u fidin.
Fal / verb
m.dh.kh
Qeexid: G. ah: ri' geeso gaagaaban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: G. ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo.
Qeexid Xigta: G.ka booliska: koox ka mid ah booliska oo heegan u ah meeshii ay rabsho ka dhacdo.
Qeexid Kale: Tababar ciidameed oo waajib ku ah dhallinta qaangaarka ah ee dal u dhashay. 4. ld gurmasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Geedo, timo iwm jarid.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax meel yiil ka qaadid.
Qeexid Kale: (f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur2 (6).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gacanta bidix.
Qeexid Xigta: Gardarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qarsin.
Qeexid Xigta: Fandhaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Wax meel yaal ka qaadasho.
Qeexid Xigta: (f.g) Miro geed ka goosasho.
Qeexid Kale: (fg.) Cunto iwm weel ka baxsasho. 4. (f.mg) Kala g.: wax lagu tartamayey kala badin waayid. 5. (f.mg) Kala g.: waxyaalo isku dhex jiray kala saarid. 6. (f.mg) Kala g.: col is-hor fadhiya dib u kala qaadasho. 7. (f.mg) La g.: hadallo qadaf ah isdhaafsasho. 8. (f.mg) Dib u g.: si tartiib ah xeeladi ku jirto gadaal ugu noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel godan oo gaadiid raran dushiisa laga sameeyo oo la saaro carruur, maqal iwm.
Qeexid Xigta: Rako.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid.
Qeexid Xigta: La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hooy; aqal.
Qeexid Xigta: G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gurmo. ld gurmad (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: gurmaggo'naansho m.l/dh ld gurmaggo'naan.
Qeexid: gurmaggo'an f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax salka laga jaray ahaansho.
Qeexid: gurmaggo'naan m.f.dh eeg gurmaggo'an. ld gurmaggo'naansho.
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gurniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gur. ld gurniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax aan caano lahayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan biyo lahayn ahaansho.
Qeexid Kale: Wax weelkay ku jireen laga saaray ahaansho (cunno).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Neef irmaan canihii ka dhamaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geel aan irmaanayn; horweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waddo yar.
Qeexid Xigta: ld gudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]