Qeexid

"G. ah: gargaar degdeg ah oo cid loo fidiyo."

Qeexid Kale

Tababar ciidameed oo waajib ku ah dhallinta qaangaarka ah ee dal u dhashay. 4. ld gurmasho.

Qeexid Xigta

G.ka booliska: koox ka mid ah booliska oo heegan u ah meeshii ay rabsho ka dhacdo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurmad oo kali ah:
  • Markii uu shilku dhacay ayay dad badani kusoo urureen goobtii balse waxaa dib uga dhacay gurmadkii caafimaadka taa soo keentay inay naftu ka baxdo intii dhexda la sii waday.
  • Maalintii Sabtida ee shalay ayaa waxaa gacan ku haynta Degmada Dhuusomareeb la wareegay Al-shabaab oo ka talinayay muddo 10-saacadood ah, waxaana ka qaybgalay dagaalkii xalay gurmadyo Ahlusuna uga tagay degmooyinka Cadaado, Guriceel iyo Caabudwaaq.