Qeexid

"eeg guri2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurin oo kali ah:
  • Shariif Haashim mar la weydiiyay sida uu lacagtaa u gelayo, waxa uu sheegay inuu shirkad ganacsi furan doono, gurina uu dhisan doono.
  • Madaxweynaha ayaa kormeer ku soo maray goobaha uu aadka u ragaadiyay qashinku isla markaana aan muddo dheer laga gurin wax qashin ah, isagoo isla markaana kala qayb-qaatay dadweynihii goobahaasi ka waday ololaha nadaafadeed.