Qeexid

"Haweeney aqalkeeda ka shaqaysa oo aan shaqo kale lahayn."

Qeexid Xigta

Xayawaanka dadka la nool, sida bisadda eeyga iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurijoog oo kali ah:
  • Sida caadiga ah ereyga "xoolo" waxaan u isticmaalnaa xayawaanka gurijooga ah, laakiin waxaa guud ahaan loo yaqaanaa dhamaan xayawaanka dadku dhaqan karaan.
  • Digaagad ( Af-Carabi دجاجة Af-Taliyaani gallina Af-Ingiriis hen ) waa shimbir gurijoog ah oo dadku dhaqdaan.