Qeexid

"Hooy; aqal."

Qeexid Xigta

G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guri oo kali ah:
  • Cabdi-qaasim Salaad oo shir jaraa'id ku qabtey gurigiisa waxyar kadib markii baaris aan naxariis laheyn ay ku sameeyeen ciidamada Ethiopia iyo Somalia ayaa ka hadlay arrimo badan.
  • Inta aan markiiba ka kacay ayaan horey gudaha guriga u galay.