Qeexid

Naag gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gureyo oo kali ah:
  • Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Sudan Cali Karti, ayaa yiri in ciidamo kasta oo ajnabi ah oo lagu daad gureyo dalka Somalia, ay bartilmameed u noqon doonaan waxa uu ugu yeeray Ciidamada Islaamiyiinta ah.