Qeexid

"Gaadiid guro u sameyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guree oo kali ah:
  • Qofka wuxuu Cigaal ka cadhoon jiray dadka hungureeya ama qarannimadiisa quudhsada.
  • Kulan maanta gudaha magaalada baydhabo ay ku yeesheen Golaha Aqoonyahanada koonforta soomaaliya ayaa waxaa ay kulankooda ku lafa gureen sida ay uga soo horjeedaan hashiiskii dhowaan ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Kenya.