Qeexid

"Qarsin."

Qeexid Xigta

Fandhaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gure oo kali ah:
  • Daqiiqado kadib ayaa waxaa goobtaasi soo gaaray Ciidamada Amisom ee kusugan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo halkaasi ka daad gureeyay dhaawicii iyo khasaarihii kale ee soo gaaray Ciidamada Ugaandha ee maanta qaraxa lala vbeegsaday.
  • Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa sheegay in wasiirada difaaca dalalka isbahaysiga NATO kulanka ay yeesheen ku lafo gureen sida ugu macquulsan ee xeebaha Soomaaliya iyo biyaha ka baxsan looga cirib tiri karo kooxaha afduubayaasha maraakiibta.