Qeexid

"Dhallaan; carruur."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurbood oo kali ah:
  • Bayd gaabka oo idil markuu, gacan togaaleeyay Gurbood iyo indhowgarad markii, laysku wada giijay Gablayshimbir sidiisii markii, dumar ku geeraaray!
  • Nin Gurboodki uu dhalay intuu, gawrac ugu jiiday Gabannada cadaawana sidii, gacal xanaaneeya Bal geddaasna anigaa arkee, sheeg haddaad garato?